Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa kolka uu gobolku kaa hayn karo ama uusan haysan karin lacagta canshuurta kaaga soo noqonaysa.
In aad ilmo lacag ama dakhli ku dalbato waxay yaraynaysaa cashuurtaad iyo wiliba in lacag la gu soo celiyo. Waxa aad dalban kartaa waxa loo yaqaano “ilmaha xaqa u yeeshay “ “qualifying child” ama kuwa loo yaqaano ee qualifying…
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xeerar gaar ah oo ku saabsan manfaca MFIP ka ah ee waalidka ka yar 18-sanno jirka.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xeerarka shaqada iyo waxbarashada iyo akhbaar kale kolka aad qaadato manfaca MFIP.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Qorshayaasha shaqada ee MFIP ka, sidda lagu helo, iyo waxa la sameeyo haddii aadan raaci karin kaaga.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda qorshahaaga shaqada ee MFIP ka ama kan FSS ka loo bedeli karo haddii uu ku haysto dhib ama dagaal qoyska dhexdiisa ah.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helida gargaarada haynta ilmaha ah ka dib kolka waqtiga manfacyada MFIP uu dhamaado.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helida MFIP ka dib kolka mudadda 5 sanno ee la ogol yahay in la qaato ay dhamaato.
Natiijooyinka: Bog 13 ee 27