Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 208 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Cidda heli karta barnaamijka MSA ga, waxa uu yahay iyo sidda loo dalbado.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa uu yahay barnaamijka EGA gu, cidda heli karta, iyo waxa la sameeyo haddii laguu diido.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helid gargaar cunto oo degdeg ah (food stamps), sidda lagu helo, iyo sidda aad uga faa’iidi karto. FIIRO GAAR AH: Barnaamijka Gargaarka Cuntada (Food Stamp) siddoo kalena loogu…
Esta hoja informativa habla de las prestaciones de ayuda alimentaria y de cuánto tiempo pueden recibirlas los adultos solteros sin hijos. DIGTOONI (FEEJIGNAAN)!!Haddii aad tahay hoy la’aan ama halgamaa, waxa aad heli kartaa…
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa musuq-maasuqida cayrta iyo waxa ay tahay inaad sameyso haddii ay dowladdu kugu dacawayso musuq-maasuq.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa kolka iyo sidda aad uga xareysan karto racfaan manfacyada ah Waaxda Adeegyada Bulshada (Department of Human Services).
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa manfacyada Sooshal Sakuuratiga (Social Security) ah ee dadka xabsiyada ku jira, waxa ku dhaca manfacyadaa kolka aad xiran tahay iyo sidda dib loogu soo furto.
Natiijooyinka: Bog 15 ee 26