Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa guri ka saaritaanada, waxa la sameeyo haddii laguu keeno ogaysiis guri ka saarida ah, difaacyada guud ee la isku difaaco, iyo waxa dhici haddii maxkamad lagaaga adkaato.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa sidda iyo kolka aad ka tirtiri karto guri ka saarid diiwaankaaga guryaha.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa sababaha lagaaga saari karo guri dowladeed, iyo sidda racfaanka loo qaato.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa loo isticmaali karo lacagta dabaajiga ah, inta ay tahay in lagaaga soo celiyo iyo waxa la sameeyo haddii qolada guriga aad uga jirtaa ay diido inay soo celiso lacagta dabaajiga ah.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa aad sameyn karto si aad dib ugu hesho wixii alaabta ah ee aad guriga uga tagtay ka dib kolka aad guurto.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa ka bixida noocyada kala duwan ee liiska heshiisyada guri degida, qaabka quman ee ogaysiiska ka bixida heshiiska liiska guri degida, sharciyada heshiisyada liisaska guri degida, xaquuqdaada…
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa xaquuqdaada aad ku wacan karto 911 adigoo kirayste ah.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadlaysaa sidda ay dhici karto inaad ku hesho lacag canshuur kaaga soo noqota ama ka jarid dakhligaaga lacag aad ku kharash garaysay sahay iskuulka.
Natiijooyinka: Bog 12 ee 27