Skip to main content
X close

Khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka Walwalsan in la Qabto

  • English
  • Español
  • Hmoob
  • Somali
  • Ma ka walwalsan tahay silcin?
X

Halkan riix si aad uga baxdo shabakadan iminka.

Hadii aad khatar ku jirto, wac 911 ama Khadka (Day One Crisis Hotline) ee ah 1-866-223-1111.

Open sitewide search
Xxir
Home page

Ka Caawinaya reer Minnesota xalinta wixii dhibaatooyin ah ee dhanka Sharciyada ka haysta

  • Saldhig
  • Siin
  • Anaga nagu Saabsan
  • La soo xiriirida

Secondary Menu

  • Your Legal Guide
  • Rug ama Gargaar Bixiyaal
  • Iskaa-u-Baarida Maktabada
Breadcrumb
  • Home :
  • Iskaa-u Baarida Maktabada

Iskaa-wax-u-Baarida

Natiijooyinka Baarida: [ 208 ]
Bixinta Dheeraadka Ah ee MFIP, GA, MSA iyo SNAP
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helida manfacyo dheeri ah oo khalad ah iyo waxa la sameeyo hadii ay taasi dhacdo. 
ilo: Education for Justice
Barnaamijka Shaqo u Weecinta
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa uu yahay barnaamijka DWP, sidda lagu helo iyo faa’iidooyin ku jirida barnaamijka. 
ilo: Education for Justice
Adeegga Xasilinta (dejinta) Qoyska (FSS)
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa barnaamijka FSS, cidda loogu talagalay. Iyo sidda lagu helo.   
ilo: Education for Justice
Racfaanka SSI
Ogow: SSA wali waxa ay ku qaadaa dacwooyinka muuqaal baahiye (video). Waxaa dhici kharta inay qaado dacwadaada iyadoo meel la wada joogo haddii aad codsato. Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaan looga qaato go’…
ilo: Education for Justice
Qaadashada lacag SSI oo dheeraad ah
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helida lacag Sooshal Sakuurati (Social Security) ah oo dheeri ah oo khalad ah iyo waxa la sameeyo hadii ay taasi dhacdo. 
ilo: Education for Justice
Xayiraadda Ku XIran Shaqaalaynta ee MFIP & FSS
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda ganaaxyada MFIP ku ay u dhacaan, sidda la isaga dhowro ganaaxa iyo sidda racfaanka loo qaato.  
ilo: Education for Justice
Xuquuqda Dadka Guryaha Kireysta Ee Minnesota
Buug-yarehan wuxuu dadka guryaha kireysta ka caawinayaa inay fahmaan xuquuqdooda sharciga ah. Qoraalkan waa mid ku hagaya ee ma aha mid ka jawaabaya su'aal kasta. Sharciyada looga hadlayo buugyarehan badanaa waa kuwa la beddelo. Marka iska…
ilo: Education for Justice
Daryeelka Caafimaadka Degdegga ah
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda dadka aan muwaadiniintu ahayni ay ku heli karaan barnaamijka la yiraa EMA iyo nooca uu yahay daryeelada ay heli karaan.  
ilo: Education for Justice
Natiijooyinka: Bog 14 ee 26

Pagination

  • First page of 26 « First
  • Previous page ‹‹
  • Page 12of 26
  • Page 13of 26
  • Current page 14of 26
  • Page 15of 26
  • Page 16of 26
  • Next page ››
  • Last page of 26 Last »
Legal Services Corporation

Gargaarka (LSC) da ee shabakadani waxa uu ku kooban yahay waxyaabaha waafaqsan xadidaaddaha ay leedahay (LCS) du.

© 2024 Legal Services State Support is a project of the Minnesota Legal Services Coalition (MLSC)

Footer menu

  • Qarsoodi ka dhigida macluumaadka
  • Digniin
  • Rug Gargaarid
  • LOON
  • Staff Directory
  • Warqada Macluumaadka
  • Forms
  • Ka Baxid dedeg ah
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • Youtube
Back to Table of Contents
Ka Baxid dedeg ah