Skip to main content
X close

Khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka Walwalsan in la Qabto

  • English
  • Español
  • Hmoob
  • Somali
  • Ma ka walwalsan tahay silcin?
X

Halkan riix si aad uga baxdo shabakadan iminka.

Hadii aad khatar ku jirto, wac 911 ama Khadka (Day One Crisis Hotline) ee ah 1-866-223-1111.

Open sitewide search
Xxir
Home page

Ka Caawinaya reer Minnesota xalinta wixii dhibaatooyin ah ee dhanka Sharciyada ka haysta

  • Saldhig
  • Siin
  • Anaga nagu Saabsan
  • La soo xiriirida

Secondary Menu

  • Your Legal Guide
  • Rug ama Gargaar Bixiyaal
  • Iskaa-u-Baarida Maktabada
Breadcrumb
  • Home :
  • Iskaa-u Baarida Maktabada

Iskaa-wax-u-Baarida

Natiijooyinka Baarida: [ 208 ]
Deyn Ayaad Igu Leedahay (I.O.U) Oo Laga Dhigo - Deyn Qaadasho Qoraal Ah Oo Sharci Ah
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa yahay balanqaadka axdiga qoraalka ahi, waxa ku jira  iyo arrimo kale oo la xiriira waxa la yiraa IOUs.  
ilo: Education for Justice
Gaarigeyga ayaa la iga jiitay. Dib ma u soo ceshan karaa alaabadeyda?
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii gaarigaaga la jiido iyo inaad alaabtaadda ku jirta kala bixi kartid iyo in kale.
ilo: Education for Justice
Hadda Madaama Aad tahay Dagane Rasmi ah: Digniinaha, Xaquuqda Iyo Waajibaadyada
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sharcciga LPR ta iyo sidda aad ku sii haysan karto ama aad ku waayo karto sharcigaa. 
ilo: Education for Justice
Maxaa dhacaya haddii aanan bixin cashuurta Guriga? Hanti/Guri ku waayid cashuur bixin la’aan
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa canshuurta laga bixiyo guryaha, iyo waxa ku dhici gurigaaga haddii aad bixin waydid. 
ilo: Education for Justice
Digniinaha Muhaajiriinta
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxyaabaha muhaajiriinta sharciga aan lahayni ay sameyn karaan si ay uga caawiyaan aakhirka ka helida sharci wadanka.  
ilo: Education for Justice
Khashkhashaada Galmada Mulkiilaha Gurigu uu Rabo
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa khashkhashaadaha dhanka galmada ee guryaha la xiriirta, waxa ayna bixisaa tusaalooyinka guud oo kuwaa ah iyo waxa aad ka qaban karto.
ilo: Education for Justice
Qofka Martida ah ee Aad rabo Inaad Iska Rarto
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa faraqada u dhaxeeya martida iyo kiraystaha, iyo sida looga saaro gurigaaga qof.  
ilo: Education for Justice
Natiijooyinka: Bog 11 ee 26

Pagination

  • First page of 26 « First
  • Previous page ‹‹
  • Page 9of 26
  • Page 10of 26
  • Current page 11of 26
  • Page 12of 26
  • Page 13of 26
  • Next page ››
  • Last page of 26 Last »
Legal Services Corporation

Gargaarka (LSC) da ee shabakadani waxa uu ku kooban yahay waxyaabaha waafaqsan xadidaaddaha ay leedahay (LCS) du.

© 2024 Legal Services State Support is a project of the Minnesota Legal Services Coalition (MLSC)

Footer menu

  • Qarsoodi ka dhigida macluumaadka
  • Digniin
  • Rug Gargaarid
  • LOON
  • Staff Directory
  • Warqada Macluumaadka
  • Forms
  • Ka Baxid dedeg ah
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • Youtube
Back to Table of Contents
Ka Baxid dedeg ah