Skip to main content
  • English
  • Español
  • Hmoob
  • Somali
  • Ma ka walwalsan tahay silcin?
X

Halkan riix si aad uga baxdo shabakadan iminka.

Hadii aad khatar ku jirto, wac 911 ama Khadka (Day One Crisis Hotline) ee ah 1-866-223-1111.

Open sitewide search
Xxir
Home page

Ka Caawinaya reer Minnesota xalinta wixii dhibaatooyin ah ee dhanka Sharciyada ka haysta

  • Saldhig
  • Siin
  • Anaga nagu Saabsan
  • La soo xiriirida

Secondary Menu

  • Your Legal Guide
  • Rug ama Gargaar Bixiyaal
  • Iskaa-u-Baarida Maktabada
Breadcrumb
  • Home :
  • Iskaa-u Baarida Maktabada

Iskaa-wax-u-Baarida

Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Dhaqtar aan anigu leeyahay ma yeelan karaa hadii aan ka yarahay 18 sanno?
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa kolka iyo sidda aad ugu tagi karto dhaqtar iyadoo waalidkaa uusan ku wehelin iyo haddii ay tahay in waalidkaa uu ogaato arrintaa iyo in kale.
ilo: Education for Justice
Hay’ada Ilaalinta Ilmaha (CPS)
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa adeegyada ilaalinta ilmaha, waxa ay sameyn karaan iyo sidda loola dhaqmo iyaga.
ilo: Education for Justice
Amarka Amaan Helida iyo Amarka Reebida Khashkhashaadaha
Buugan yari waxa uu kaa caawin inaad fahanto waxa uu yahay Amarka Amaan Helida ah (OFP), sida lagu helo, iyo sida uu amarka amaan helidu (OFP) uu uga duwan yahay Amarka ka Reebida Khashkhashaaddda (HRO).Buugan yar marmarka qaarkood waxa uu…
ilo: Education for Justice
U soo Sheegida Ciwaan Bedelida USCIS
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda loogu soo sheegi bedelida ciwaanka hay’ada USCIS, iyo sababta ay muhiimka u tahay taasi. *Siddani waa sidda looga bedelo ciwaankaaga hay'adda USCIS- ee aan ahayn sidda looga bedelo…
ilo: Education for Justice
Xuquuqaha aad ku Leedahay Waalidka iyo Ilaaliyaha
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay tahay in waalidiintu ama mus’uuliyiintu ay sameeyaan si ay kuu daryeelaan iyo nidaamyada ay tahay inaad u hogaansanto.
ilo: Education for Justice
Xuquuqaha Da’yarta Waalidka ah
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa kurayda iyagu waalidka ah ay sameyn karaan ama aysan sameyn karin kolka ay daryeelayaan ilmahooda iyo naftooda.
ilo: Education for Justice
Dhalinyarada Guriga Dibada Uga Nool
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xaquuqadaha iyo waajibaayada dhalinyaradda doonaysa inay gurigooda ama guriga waalidkooda dibada uga noolaadaan.
ilo: Education for Justice
Waxa uu Waalidku u baahan yahay inuu ka ogaado Baxsiga
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay waalidiinta iyo mas’uuliyiintu ay u baahan yihiin inay ogaadaan kolka ay ilmahoodu guriga ka cararaan.*  “Waalid” waxaa loo adeegsaday warqadan xog aruurinta, waalidka, mas’uulka…
ilo: Education for Justice
Natiijooyinka: Bog 16 ee 27

Pagination

  • First page of 27 « First
  • Previous page ‹‹
  • Page 14of 27
  • Page 15of 27
  • Current page 16of 27
  • Page 17of 27
  • Page 18of 27
  • Next page ››
  • Last page of 27 Last »
Legal Services Corporation

Gargaarka (LSC) da ee shabakadani waxa uu ku kooban yahay waxyaabaha waafaqsan xadidaaddaha ay leedahay (LCS) du.

© 2024 Legal Services State Support is a project of the Minnesota Legal Services Coalition (MLSC)

Footer menu

  • Qarsoodi ka dhigida macluumaadka
  • Digniin
  • Rug Gargaarid
  • LOON
  • Staff Directory
  • Warqada Macluumaadka
  • Forms
  • Ka Baxid dedeg ah
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • Youtube
Back to Table of Contents
Ka Baxid dedeg ah