Skip to main content
X close

Khayraadyadda ay heli karaan dadka la qabtay ama ka Walwalsan in la Qabto

  • English
  • Español
  • Hmoob
  • Somali
  • Ma ka walwalsan tahay silcin?
X

Halkan riix si aad uga baxdo shabakadan iminka.

Hadii aad khatar ku jirto, wac 911 ama Khadka (Day One Crisis Hotline) ee ah 1-866-223-1111.

Open sitewide search
Xxir
Home page

Ka Caawinaya reer Minnesota xalinta wixii dhibaatooyin ah ee dhanka Sharciyada ka haysta

  • Saldhig
  • Siin
  • Anaga nagu Saabsan
  • La soo xiriirida

Secondary Menu

  • Your Legal Guide
  • Rug ama Gargaar Bixiyaal
  • Iskaa-u-Baarida Maktabada
Breadcrumb
  • Home :
  • Iskaa-u Baarida Maktabada

Iskaa-wax-u-Baarida

Natiijooyinka Baarida: [ 208 ]
Dhalashada Muwaadinimada Mareykanka (U.S.) Cadeynta Muwaadinimada Ilmahaaga
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa qoraaladda ilmahaagu uu u baahan yahay si loo cadeeyo inuu yahay muwaadin Mareykan (US) ah, iyo sidda lagu helo qoraaladdaa.
ilo: Education for Justice
Xoroobid
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xoroobida ilmaha, kolka ay suurtagalka tahay taasi iyo waxyaabo kale oo la kala dooran karo.
ilo: Education for Justice
Waligay Guriga mar Kale ma ku noqon karaa Hadii Waalidkay Xaquuqdii laga Qaaday?
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda iyo marka waalidka xaquuqdiisa waalidnimo dib loogu soo celin karo.
ilo: Education for Justice
Ka Joojinta Ardayga Dugsiga
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda arday iskuul ka fariisintu ay u dhici karto, nidaamyada ay tahay in uu iskuulku u hogaansamo iyo waxa aad sameyn karto.
ilo: Education for Justice
Curaaraha Laanta Socdaalka
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa lacagaha curaaraha ee laanta socdaalka (immigration) u baahato, sidda ay u shaqeeyaan, iyo sidda loo bixiyo.  
ilo: Education for Justice
Bedelida ama Cusboonaysiinta Kaarkaaga Deganaanshaha Rasmiga ah (“Green Card”)
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda deganaanayaasha sharciyada shuruuda leh iyo kuwa sharciyada rasmiga ah lehi ay u bedeli karaan ama u cuboonaysiin karaan sharciyadooda deganaanshaha (green cards) ah. 
ilo: Education for Justice
Kolka Ilmahaaga Iskuul Laga Soo Cayriyo: Iskuulka Eryida
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa marka iyo sidda arday iskuulka looga eryi karo iyo sidda ay waalidku ugu muduci karaan maslaxada ilmahooda.
ilo: Education for Justice
Natiijooyinka: Bog 17 ee 26

Pagination

  • First page of 26 « First
  • Previous page ‹‹
  • Page 15of 26
  • Page 16of 26
  • Current page 17of 26
  • Page 18of 26
  • Page 19of 26
  • Next page ››
  • Last page of 26 Last »
Legal Services Corporation

Gargaarka (LSC) da ee shabakadani waxa uu ku kooban yahay waxyaabaha waafaqsan xadidaaddaha ay leedahay (LCS) du.

© 2024 Legal Services State Support is a project of the Minnesota Legal Services Coalition (MLSC)

Footer menu

  • Qarsoodi ka dhigida macluumaadka
  • Digniin
  • Rug Gargaarid
  • LOON
  • Staff Directory
  • Warqada Macluumaadka
  • Forms
  • Ka Baxid dedeg ah
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • Youtube
Back to Table of Contents
Ka Baxid dedeg ah