Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa helida manfacyada dowladda haddii aadan ahayn muwaadin, sidda lagu helo, iyo noocyada ay yihiin manfacyada aad heli kartaa.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa dib ugala wareegitaanada hantida, waxa la qaadan karo, iyo waxa la sameeyo haddi hantidaada dib lagaagala wareegayo.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa xaquuqdaadda aad ku haysan karto xayawaan yar oo guri joog ah adigoo kiryste ah, cidda haysan karta xayawaanka, sababta iyo xeerarka guryaha dowladda ama kuwa kiradooda la kabo.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa ay yihiin mitirada la wadaagaa, iyo sidda lagu ogaado inaad bixinayso cadadka saxda ah.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa ay yihiin waxa la yiraa maciinada macquulka ah, sida lagu dalbado, iyo waxa la sameeyo haddii mulkiilaha gurigaagu uu yiraa maya.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa guud ahaan wax ka qabadka dhiqlaha gogosha gala adigoo kirayste ah.
Xqof kasta oo ku nool Mareykanka waxaa mar oo lacag la’aan ah oo uu codsan karo warbixinta sumcadda deyn bixinta isaga oo soo booqda Bogga internetka ee www.AnnualCreditReport.com.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa warbixinada kiridhidyada, sidda loo arki karo kuwaaga, iyo sidda loo saxo wixii khalad ah ee ku jira.
Natiijooyinka: Bog 7 ee 27