Skip to main content
  • English
  • Español
  • Hmoob
  • Somali
  • Ma ka walwalsan tahay silcin?
X

Halkan riix si aad uga baxdo shabakadan iminka.

Hadii aad khatar ku jirto, wac 911 ama Khadka (Day One Crisis Hotline) ee ah 1-866-223-1111.

Open sitewide search
Xxir
Home page

Ka Caawinaya reer Minnesota xalinta wixii dhibaatooyin ah ee dhanka Sharciyada ka haysta

  • Saldhig
  • Siin
  • Anaga nagu Saabsan
  • La soo xiriirida

Secondary Menu

  • Your Legal Guide
  • Rug ama Gargaar Bixiyaal
  • Iskaa-u-Baarida Maktabada
Breadcrumb
  • Home :
  • Iskaa-u Baarida Maktabada

Iskaa-wax-u-Baarida

Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Xuquuqdaada marka maxkamad amarto in gurigaaga lala wareego
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa la wareegida guriga ee bangiga, waxa aad sameyn karto iyo waxa shirkadda amaahdu gurigu ay sameyn karto ama aysan sameyn karin.  
ilo: Education for Justice
Ka Badbaadi Caruurtaada Sunta Ka Dhalata Rinjiga
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa khataraha ay leeyihiin sunta maarta ah ee guriga iyo sida looga dhowro qoyskaaga.  
ilo: Education for Justice
Dhibaatooyinka Amaahda Ardayda
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa noocyada kala duwan ee daymaha ardayda, siyaabaha kala duwan ee loo bixiyo iyo waxa dhaca haddii aad dib u la dhacdo bixinta deynta. 
ilo: Education for Justice
Sunta Rinjiga Ka Dhalata Iyo Xuquuqda Kireystaha
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa maarta rinjiyada ku jirta iyo xaquuqdaada adiga oo kirayste ah hadii gurigaagu uu leeyahay sunta maarta rinjiyada.  
ilo: Education for Justice
Guri ka xirashada ama ka Goynta Biyaha iyo Korontadu waa Sharci-darro
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa guri ka xirashada, koronto iyo biyo goynta sharci-darrada ah iyo waxa la sameeyo hadii tani ay kugu dhacdo adiga.  
ilo: Education for Justice
Waqtiga Waalidka (Booqashada) iyo Qorshayaasha waalidka
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa uu yahay waxa la yiraa waqtiga waalidka, sidda loo bedelo iyo arrimo kale.  
ilo: Education for Justice
Goynta Korontada Kolka Lacagta lagu leeyahay Qolada Guriga
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii qolada aad guriga uga jirtaa aysan bixin kharashka korontada iyo sida la isaga ilaaliyo goynta. 
ilo: Education for Justice
Hadii aadan bixin karin Amaahdaada tacliinta Ardayga iyadoo Sababtu tahay Naafanimo
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo haddii lagugu leeyahay amaahda ardayda laakiin aadan shaqeyn karin sababata oo ah naafanimo rasmi ah awgeed. 
ilo: Education for Justice
Natiijooyinka: Bog 9 ee 27

Pagination

  • First page of 27 « First
  • Previous page ‹‹
  • Page 7of 27
  • Page 8of 27
  • Current page 9of 27
  • Page 10of 27
  • Page 11of 27
  • Next page ››
  • Last page of 27 Last »
Legal Services Corporation

Gargaarka (LSC) da ee shabakadani waxa uu ku kooban yahay waxyaabaha waafaqsan xadidaaddaha ay leedahay (LCS) du.

© 2024 Legal Services State Support is a project of the Minnesota Legal Services Coalition (MLSC)

Footer menu

  • Qarsoodi ka dhigida macluumaadka
  • Digniin
  • Rug Gargaarid
  • LOON
  • Staff Directory
  • Warqada Macluumaadka
  • Forms
  • Ka Baxid dedeg ah
  • Facebook
  • Twitter
  • Instagram
  • Youtube
Back to Table of Contents
Ka Baxid dedeg ah