Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa aad sameyn kartid hadii qolada guriga aad uga jirtaa aysan kaa hagaajin wixii ka halaaba guriga.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa la sameeyo kolka aad gadanayso gaari duug ah waxa ayna sharaxdaa hubaasha.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa aabayaasha, abuurida xaquuq waalidnimo, go’aansiga haynta ilmaha, waxa ay sameyn karaan aabayaashu si ay u helaan waqti ay la qaataan ilmahooda.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay sharaxdaa kolka shirkadi ay kaa goosan karto kuleylka (heat) guriga, sidda looga hortaggo ka goynta kuleylka, iyo waxa la sameeyo haddii ay taasi dhacdo.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa uu yahay waxa la yiraa dhibka degdeg u hagaajinta u baahan iyo waxa aad sameynayso hadii dhibkaasi uu ku haysto.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa ay tahay inay kiraystaashu ay sameeyaan hadii guriga ay ku jiraan la duminayo.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa dib amaah ugu qaadashada gurigaaga iyo waxa laga digtoonaado.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxa ay tahay inaad sameyso haddii sarta aad ku nooshahay bangi la wareego.
Natiijooyinka: Bog 8 ee 27