Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa kolka iyo sidda ay qolada aad guriga uga jirtaa ku soo geli karto gurigaaga iyo waxa la sameeyo haddii golada guriga aad uga jirtaa ay ku xadgudbto xaqqa aad u leedahay xafidnaanta.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa waxyaabo muhiim ah oo ay tahay in la xusuusnaado kolka la gelayo heshiiska kiraysiga isu bedela laanshaha ama qandaraaska guri gadashada.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa barnaamijyada kaararka caafimaad ee Minnesota ee dadka aan muwaadiniinta ahayn, iyo sidda caawimaad looga helo iyaga.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa xirida lagu xiro iyadoo sababtu tahay lacag lagugu leeyahay awgeed, ma kugu dhici kartaa taas adiga iyo waxa la sameeyo haddii ay kugu dhacdo.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa sidda ay kireystayaashu u heli karaan lacagta canshuurta ee kirada ka soo noqota. Waxay kaloo iyana ka hadashaa akhbaar ku saabsan mulkiilayaasha ku jira guryaha ay leeyihiin.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa xaquuqdaada ah helida guryaha kiradooda la kabo haddii adiga ama qoyskaagu aad tihiin dhibayaal dhib ka soo gaaray dagaal qoyska dhexdiisa ah ama faraxumayn dhanka galmada ah.
Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa sida looga baxo hesiishka liiska guriga aad ku jirto haddii aad tahay qof loo geystay dagaal ama khashkhashaad.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa kuwa ay yihiin dadka aan muwaadiniinta ahayn ee xaqqa u yeelan kara manfacyada Sooshal Sakuuratiga (Social Security) ama manfacyada kale ee naafada la siiyo.
Natiijooyinka: Bog 10 ee 27