Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay tahay waxa la yiraa taakuleynta ardayga iyo waxa ay waalidku u baahan yihiin inay sameeyaan si ay uga caawiyaan ilmahooddu inay codsadaan.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay wax ka tiraa ahaanta waxa la yiraa U da aan muhaajirka soo guuray ahayn, waxa aad sameyn karto iyo waxa aadan sameyn karin kolka aad leedahay sharciga caynkaa ah iyo sidda lagu noqdo qof sharci…
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa macnaheedu yahay in si sharci ah la isugu guursado ama la isugu furo Minnesota.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa is-guursiga dadka aan sharciga lahayn ee Minnesota, sidda lagu helo warqada nikaaxa, iyo haddii guursigu uu saameyn ku yeelanayo martabada sharcigaaga.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa u helida dal-ku-gal (Passport) ilmaha ku dhasha Mareykanka (US).
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda martabadda sharcigaagu ay isu bedeli karo haddii adiga ama qof xubin ka ah qoyskaagu aad tihiin dhibane dambi laga galay iyo sidda loo codsado fiisahan (visa) nooca gaarka ah.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda aad uga heli karto sharci deganaansho oo ku meelgaar ah ama mid rasmi ah Mareykanka (US) haddii aad tahay dhibane dhib ka soo gaaray dagaal qoyskaaga dhexdiisa ah.
Qoraalkan yar waxa uu kaa caawinayaa in aad fahamto xuquuqdaada iyo waajibaadka waalidnimo. Ilmahaagu waa in uu kaa helo wax kasta oo dan u ah, sida kalgaceylka, dareenka, taageerada, iyo in la fahamsiiyo LABADA waalid.
Natiijooyinka: Bog 18 ee 27