Iskaa-wax-u-Baarida
Natiijooyinka Baarida: [ 210 ]
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa sidda racfaan loogu qaato Waaxda Adeegyada Bulshada (Department of Human Services) hadii la diido codsigaaga ku saabsan ku gargaarada tiknoolajiyada.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa macnaheedu yahay ka qaadida waalidka xaquuqda waalidnimo, habka, iyo sidda lagu soo ceshado xaquuqdaa ka dib ka qaadida.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Wareeginta Mas’uuliyada Waalidnimada (DOPAs), sidda iyo marka la sameeyo, iyo mudadda ay socoto.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa waxa ay tahay u magacaabida qof maslaxada ilmaha ka taliya iyo waxa uu qabto qofkaasi.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa Amarka Ilaalinta ah (OFPs) iyo Amaradda ka Deynta Khashkhashaadda (HROs). Waxa ay yihiin, sidda ay kuu ilaalin karaan iyo sidda lagu helo mid.
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa kolka aad mas’uulka ka noqonayso daynta xillahaaga ama xillo aad horey isu qabi jirteen.
Haddii aad khatar ku jirto, WAC CALL 911 Akhbaartani waxa ay kaa caawin kartaa hawsha maxkamada Amarka Amaan Helida (OFP). Amarku kaama uu ilaalin karo qof khatar ah. Haddii aad is leedahay hadda khatar ayaad ku jirtaa, wac 911.…
Warqadan xogta aruursan ahi waxa ay ka hadashaa maxkamadda qoysaska iyo Qiimeynaha Hore ee Dhexdhexaadka ah (ENE). Waxa ay ka hadashaa waxa ay yihiin, sidda ay wax u caawiyaan, iyo sidda loogu diyaar garoobo.
Natiijooyinka: Bog 19 ee 27