Akhbaarta Aasaasiga ah ee Kireystayaasha

Waxaa qoray
Education for Justice

Warqadan xogta aruursan ahi waxay ka hadashaa akhbaar ay kiraystayaashu u baahan yihiin inay ogaadaan ee ku saabsan xaquuqdooda iyo waajibaadyadooda.