Xaquuqda Dhibanayaasha Dambiyada

Ka eeg ilaha hoose mawduucyo kale.

Ilo Kale

Buuga gacanta

Buugan yari waxa uu kaa caawin inaad fahanto waxa uu yahay Amarka Amaan Helida ah (OFP), sida lagu helo, iyo sida uu amarka amaan helidu (OFP) uu uga duwan yahay Amarka ka Reebida Khashkhashaaddda (HRO).Buugan yar marmarka qaarkood waxa uu…
ilo: Education for Justice

Foomam

Haddii aad khatar ku jirto, WAC CALL 911  Akhbaartani waxa ay kaa caawin kartaa hawsha maxkamada Amarka Amaan Helida (OFP).  Amarku kaama uu ilaalin karo qof khatar ah…
ilo: Minnesota Courts

Xiriirada

Aruurinta Qaan-celinta ay Maxkamad Amartay
Qoraa: Office of Justice Programs, Minnesota Department of Public Safety
Qaan-celinta waa lacagta amarka garsooraha uu dembiile dhallinyar ama weyn uu ugu xukumayo taas oo qayb ka ahaanaysa xukunka dembiga. Waxa ay ku salaysantahay qasaaraha dhibbanaha uga yimid iyo dembiilaha awoodda uu u leeyahay in lacagta uu ku bixiyo.