Xaquuqda Dhibanayaasha Dambiyada
Ka eeg ilaha hoose mawduucyo kale.
Warqada Macluumaadka
Ilo Kale
Buuga gacanta
CIDNA XAQ UMA LAHA INAY WAX KU YEESHO AMA AY KUU HANJABTO ADIGA AMA ILMAHAAGA. Hadii laguu hanjabo, wax lagu yeelo ama lagugu tacadiyo, markiiba wac, 9-1-1. Ka Hel caawimaad bilaasha ah oo qarsoodi ah Hay’ada (Day One Crisis Hotline) ama…
Foomam
Haddii aad khatar ku jirto, WAC CALL 911 Akhbaartani waxa ay kaa caawin kartaa hawsha maxkamada Amarka Amaan Helida (OFP). Amarku kaama uu ilaalin karo qof khatar ah.…
Xiriirada
Aruurinta Qaan-celinta ay Maxkamad Amartay
Qaan-celinta waa lacagta amarka garsooraha uu dembiile dhallinyar ama weyn uu ugu xukumayo taas oo qayb ka ahaanaysa xukunka dembiga. Waxa ay ku salaysantahay qasaaraha dhibbanaha uga yimid iyo dembiilaha awoodda uu u leeyahay in lacagta uu ku bixiyo.
Booqashada barta: Minnesota Crime Victims Reimbursement Program
Can't find what you are looking for? Try our LawHelpMN Guide.
Waan ka xunahay inaad wayday wixii aad doonaysay? Isku day bal inaad ka baarto Diiwaanada Rugaha iyo Gargaar-bixiyeyaasha.